{"product_id":"maroodi-mataxadare-ah-iyo-gooryaan_dhuleed-qabiid-ah-omar-dini-paperback","title":"Maroodi Mataxadare ah iyo Gooryaan_Dhuleed Qabiid ah -- Omar Dini, Paperback","description":"\u003cp\u003e\u003c\/p\u003eMaroojiye oo ah maroodi mataxadare ah, marnaba ma qorsheyn inuu shaqsi waxyeelo u geysto. Haddana xayawaanada ku nool agagaarka baliga Bu'aale waxay ku eedeeyaan inuu dhibaateeyo xayawaanada kale iyo degaanka. Waxay ugu hanjabeen inay kasaarayaan dhulkooda hadduu siiwado waxyeelaynta degaan. Nasiib darro, adduunkiisu wuxuu foolxumaaday markii maxkamadda xawaanada oo go'aamin rabta hadduu qalad kale galo in dhulka xawaanada laga cayriyo uu laqay gooryaan-dhuleed qabiid ah oo sideed inji jeeda. Laakiin xawaanadii oo iska ilaabay qaladkuu horay u galay ayaa usoo gurmaday si ay u badbaadiyaan naftiisa.\u003cp\u003e\u003c\/p\u003e\u003cbr\u003e\u003cbr\u003e\u003cb\u003eAuthor:\u003c\/b\u003e Omar Dini\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublisher:\u003c\/b\u003e Omar Dini\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublished:\u003c\/b\u003e 01\/16\/2025\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePages:\u003c\/b\u003e 44\u003cbr\u003e\u003cb\u003eBinding Type:\u003c\/b\u003e Paperback\u003cbr\u003e\u003cb\u003eWeight:\u003c\/b\u003e 0.27lbs\u003cbr\u003e\u003cb\u003eSize:\u003c\/b\u003e 9.25h x 7.50w x 0.11d\u003cbr\u003e\u003cb\u003eISBN:\u003c\/b\u003e 9781739598273\u003cbr\u003e\u003cb\u003eLanguage:\u003c\/b\u003e Somali\u003cbr\u003e\u003cb\u003eAudience:\u003c\/b\u003e Ages 9-12\u003cp\u003e\u003c\/p\u003e","brand":"Omar Dini","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":46084835475684,"sku":"9781739598273","price":11.99,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0611\/9587\/8628\/files\/9781739598273.jpg?v=1740622717","url":"https:\/\/bookandmortar.com\/products\/maroodi-mataxadare-ah-iyo-gooryaan_dhuleed-qabiid-ah-omar-dini-paperback","provider":"BookandMortar","version":"1.0","type":"link"}